Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya Shir looga hadlayo xaalada Itoobiya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in uu ka qeyb galo shir looga hadlayo Afgambigii ka dhacay dalka Sudan iyo xaalada colaadeed ee xiligan ka aloosan dalka Itoobiya. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa sheegay in Madaxda dowladaha ku bahoobay IGAD ay isugu imaanayaan shir 15-ka bishan, shirkan oo ka … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya Shir looga hadlayo xaalada Itoobiya